Guddomiyaha guddiga xalinta Khilaafaadka Doorashada oo la doortay (Yaa watay)

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashada heer federeaal ayaa goordhaw doortay guddomiyaha cusub ee guddigaasi, kadib markii dhawaan shaqada laga joojiyay guddoomiyihii guddigaasi oo lagu eedeeyay musuq maasuq iyo cadaalad daro. Guddomiyaha cusub ee guddiga xalinta khilaafadaka doorashada ayaa loo doortay mudane Maxamed Cawil Warsame ,kadib markii uu doorashada ka tanaasulay musharaxii kale ee la tartamayay. Masuulkan … Continue reading Guddomiyaha guddiga xalinta Khilaafaadka Doorashada oo la doortay (Yaa watay)